Gudiga Gurmadka fatahaada KG oo Deeq lacageed u direy Degmada Bardaale

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kadib markii ay kulan ku yeesheen Gudiga Gurmadka Fatahaadaha KG ayaa waxay uga hadleen xaaladaha guud Deeganada KG iyo sida uu dadka u saameesey Fatahaada,Gudiga ayaa deeq Lacag ah udirey Degmada Berdaale si wax loogu qabto dadka dhibaatada ka soo gaartey Fatahaada iyo Roobka.

Warkung waliba nig haaye Eethyng Geesey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here