Deeq Raashiin Oo Loo qeybiyey Qoysas danyar ah ku dhaqan Magaalada Baydhabo

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan Raashiinka ah ee la Gaarsiiyey Qaar ka mid Ah Dadkii uu saameyey Roobabka iyo fatahaada Ee ku nool Magaalada Baydhabo waxaana iska soo aruuriyey dhalinyarada KG si ay u garab istaagaan walaalahooda dhibaateysan.

Dadkan deeqda Raashinka ah loo qeybiyey ayaa waxa laga soo kala xuley Kaamamka iyo Xaafadaha Magaalada Bayhabo oo sida aadka ah u saameeyey Fatahaada iyo Roobka.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here