Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo helo wado balaaran oo ay wada mari karaan dadka iyo Baabuurta ayaa Maamulka Degmada Guriceel bilaabey duminta guriyaha soo galay wadooyinka islamarkaana Ciriiri ka dhigey kuwaas oo maalmihii ugu dambeeeyey lagala hadlaayey in ay baneeyaan wadooyinka ay dhisteen
Xaafada Dalsan gaar ahaan Waaxda Iftiin waxay kamid tahay wadooyinka Howlgalka duminta lagu sameeyey taas oo Ciriiri xooganaa ka jirey dadka iskalahaa Guriyahana lagu qanciyey in ay u hogaan samaan awaamiirta Dowlada Hoose Degmada
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady