Sare u kac ku yimid Qiimaha la iibiyo Caanaha Suuqyada Baydhabo.

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhaqdhaqaaqa adeegyada bulshada magaalada Baydhabo iyo tuulooyinka ka tirsan ayaa maalinba maalinta kale ee ka dambeysa sii cuslanayaan taasi oo qeyn ay ka yihiin sameynta roobabka iyo fatahaadihii ka dhashay iyadoona sidoo kale dhinaca dhaqaalaha ku sii adkanaysa bulshada.

Caanaha Geela ee lagu iibiyo suuqyada magaalada Baydhabo ayaa qiimo ahaan ku laba jibaarantay qiihimii roobabka ka hor lasiisan jiray madaama hakad ay galeen gaadiidkii iyo mootooyinkii lagu keeni jiray caana ay ka xirmeen wadooyinkii ay soo marsiin jireen.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here