Bulshada Deegaanka Dal lo,aad Gobolka Sanaag Oo codsaday in Loo dhiso Xarumo Waxbarasho

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Dal,lo,aad ee Gobolka Sanaag ayaan lahayn Madaraso iyo iskuul midna lahayn taa bedelkeedana dadku wax lagu baro geed Hostiisa waxayna Bulshada awoodi waayeen in ay goob waxbarasho dhistaan Carruurtana hada ay joogaan waqtigii ay waxbaran lahaayeen.

Bulshada deegaanka Dal,lo,aad ee gobolka Sanaag ayaa Wasaarada Waxbarashada Puntland ka codsadeen in xarumo waxbarasho deegaanka looga dhiso si ubadku ay wax ugu bartaan maadama ay hada Caruurtooda yihiin kuwa ka harsan Caruurta kale ee heysta Fursad Waxbarasho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here