Dood wadaag ku saabsan Dhibaatooyinka Laga dhaxlo Daawooyinka la iska qaato Oo Lagu Qabtay Burco.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabisey Jaamacada Burco waxaana looga hadlayaa Todobaadka Wacyigelinta Caabiga dawooyinka lagula tacaalo xanuunnada ili-ma-aragtidu keento waxaana ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Burco Aqoonyahano madax ka socotey Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Caafimaadka Beeraha iyo Marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here