Ololaha Talaalka ka hortaga Cudurka Dabeysha Oo Baydhabo Lagu Dah-furay

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabada daahfurka oo ka qabsoontay Magaalada Baydhabo ayaa waxa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka, Wakiilo ka socday hay’adaha UNICEF iyo WHO, iyo marti sharaf kale.

Ololaha talaalka ka hortaga cudurka dabaysha ayaa si rasmi ah uga bilowday dhammaan degmooyinka KGS ka soo socon doona muddo 5 maalin ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here