Dugsiga Omar Samatar Gaalkacyo Oo Agab loogu talagalay biyo ka saarista Lagu Wareejiyey.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xildhibaan Mohamed Indhacadde oo ka tirsan xildhibaanada Golaha deegaanka Galkacyo ayaa maamulka Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Galkacyo ku wareejiyey agab casriya oo iskugu jra Matoorro & tuubooyin 240 mitira oo loogu talagalay biyaha ka saarista Dugsigan.

Agabkan oo ku deeqayn Dr Cali Gaashaan Gudbiye oo kamid ahaa ardaydii ka aflaxday dugsigan 1982dii.sidoo kale samayn doona biyo saaris xarumo kale oo muhiim u ah adeegyada asaasiga ah ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here