Xuska Maalinta Sokorowga Aduunka Oo Maanta ku beegan

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xilli la xusayo maalinta loos asteeyey wacyi gelinta cudurka macaanka. oo laga wacyi gelinayo bukaanada qaba iyo guud ahaan Bulshada oo loo tilmaamaa siyaabaha ugu haboon ee qofka uu ku dhacaa ula noolaan karo cudurkaas iyo sida loogu gaashaaman karo.

Tirada dadka qaba macaanka guud ahaan dunida waxa lagu qiyaasaa malaayiin qof waxase xaqiiqo ah in xataa caruurta uu ku dhaco cudurkani.

Workung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here