Sara u kac ku yimid Qiimaha la iibiyo Khudaarta Suuqyada Muqdisho

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqyada lagu iibiyo qudaarta noocyadooda kala duwan ayaa waxaa laga dareemaya saro u kac ku yimid qiimihii lagu iibin jirey bilk a hor taasi oo ganacsatada iibisa qudaarta ay ku sheegen in ay sabab u yihiin roobabka ka da’aya dalka madaama qeyb kamid ah iso socadka gobolada laga keeno qudaarta ay sameyeen roobabka.

Qudaarta ka baxda dalka oo ah mid si maalin la ah loo isticmaalo ayaa ah kuwa sida laba jiraarta ah ugu korortay qiimaha la siisto taasi oo hadda shacabka qaar kamid ah ay ku adkaatay in ay iibsadaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here