Shacabka Degmada Bardaale Saameeyey daadadka Oo Codsadey in La Caawiyo

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay waxay ka mid tahay Degmooyinka uu sida aadka u saameyeey Fatahaada ka dhacdey dalka kadib markii uu da,ay Roobabka Xoogan, Fatahaada ayaa waxay saameyn ku yeelatey kumanaan qof oo guriyahooda ka barakacay iyagoo waqtigaan heysanin Cuno, Biyo iyo Hoy wanaagsan.

Qaar ka mid ah dadkii ka baracay Xaafadahooda islamarkaana jooga meel banaan ah ayaa waxay sheegeen in ay heysato Xaalad adag maadama uu si aad ah u saameeyey Daadadka halkaas ku soo roogmaday waxay dalbadeen in gargaar lala soo gaaro.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here