Xarunta waxbarashada Agoonta oo laga hirgaliyey Magaaladda Caynaba.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madersadda Al-ixsaan ayaa waxaa laga hirgaliyay magaalada Caynaba ee xarunta gobolka Saraar taasi oo loogu talagalay in ay wax ku bartaan agoonta kala duwan ee ku nool magaaladaasi.

Medersadaan ayaa waxaa magaalada ka hirgaliyay dad muxsiniin ah oo kala joogaan dalka iyo dibaddiisa taasi oo uljeedkeeda yahay sidii ay waxbarasho u heli lahayeen aqoontaasi ku nool magaalada Caynaba.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here