Shirweynaha Bandhigga Tiknaloojiyada Oo Muqdisho Lagu qabtey.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirweynaha Bandhigga Tiknaloojiyada, Seyniska iyo xisabaadka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho iyadoo shirkaan uu yahay midkii lixaad oo xariir ah oo la qabto sanad welbo ayaa lagu soo bandhiggay Tiknolajiyadda Seynaska iyadoona ay soo qaban qaabiyeen hay’adaha arimahaan ka shaqeeya iyo dowladda soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uulin ka tirsan Xildhibaano. Wasiiro, aqoonyahno, dhalinyaro iyo qaar kamid ah ardayda dhigata Jaamacadaha magaalada Muqdisho.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here