Ardeyda Iskuulada KG Oo Loo Fasaxay Saameynta Fatahaada

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyada oo la tixgelinaayo duruufaha ay la kulmayaan bulshada ku dhaqan deegaanada KGS oo ay fatahaadda roobku saamayn weyn ku yeelatay, Waxay Wasaaradda Waxbarashad, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ay fasaxday mudo labo asbuuc ah Dugsiyada ku yaala goobaha ay dhibaatada saamaysay.

Waxaan Waalidiinta laga codsanayaa inay caruurtooda ka ilaaliyaan goobaha biyo baxa iyo fatahaadaha ay ka jiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here