Xulka Ciyaartoyda KG Oo Tababar uga furmey Garoonka Baydhabo.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan ayaa mid ay Xulka Ciyaartoyda KG ugu Diyaar garoobayaan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen Tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada SSC Khatumo iyo Gobolka Banaadir kaas oo lagu wado in uu ka furmo Magaalada Muqdisho Bisha December Sanadkan

Furitaanka tababarka waxaa ka qeyb galey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha KGS, Agaasimaha Madaxtooyada, Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada & Ciyaaraha iyo madaxda ururka kubada cagta KGS.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here