Roob ka da,ay Degmada Xudur Oo Sababay Barakac .

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili dalka weli ka da,aya Roobab Xoogan waxaa uu geysanayaa Khasaara kala duwan, Degmada Xudur Xarunta Gobolka Bokool waxay ka mid tahay Magaalooyinka sida aadka ah uga da,ay Roobka wuxuuna saameeyey Bulshada Xudur ku nool waxaa Biyo ku fatahay Xaafadaha dadkii deganaana ay ka barakaceen.

Gudiga dib u dejinta dadka fatahaada saameeyey oo Booqdey Xaafaha sida aadka ah u sameeyey Roobka daadka wata iyagoo u kuur galaayay sida ay xaalada dadka halkaas deganaa.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here