Qoysas danyar ku nool Hargeysa Oo lagu wareejiyey guriyo loo dhisay

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan oo xariga lagaga jarayay sidoo kalena lagu wareejinayay 84 tan guri oo loo dhisay bulshda danta yare e ku nool Xaafada Maxamed mooge ee Magaalada Hargeysa ayaa ka qeyb galay Masuuliyiinta ka kala socotay Hay’adda Amal al caalamiya iyo Hay’adda Geeska afrika iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here