Kulan Looga Hadlaayay Fatahaada Roobka Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa xaruunta Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka DGKGS kulan ku yeeshay Guddiga gurmadka Fatahaada KGS oo dhawaan madaxweynaha kg uu magacaabay, waxaana kulanka ka soo qeyb galay dhamaan xubnaha gudiga oo isugu jira wasiiro iyo maamulka degmada iyo kan gobalka baay.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha degmooyinka koonfur galbeed ee saameynta ku yeelatahay Roobabka fatahaada Elnino waxaana sidoo kale la falanqeeyay sidii gudi ka shaqeeya degmooyinka loo sameyn lahaa si ay uga soo warbixiyaan xaaladaha deegaanda kg.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here