Dowlada Soomaaliya oo ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo roobabka ka dhalatay.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa waxa uu booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, waxaana halkaas ku soodhaweeyey Guddoomiye ku xigeenka hay’adda

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Salaax Axmed Jaamac ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu kasoo gaartay fatahaadaha iyo daadadka xaalada El-Niño.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here