Ururada Bulshda Xaafada Horseed Oo Loogu Baaqay in ay ka shaqeeyaan Nadaafadda.

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaafada Horseed ee Magaalada Baydhabo waxay ka mid tahay Afarta Xaafadood ee ugu weyn Magaalada, waxaana xaafada ay leedahay gudiyo arrimaha bulshda kuwaasi oo ka shaqeeya horumarinta guud ahaan xaafada.

Gudoonka xaafada iyo ururada bulshada oo isku duuban ayaa wada dadaalo ku aadan xaqiijinta amniga iyo ka shaqeynta bilicda xaafada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here