Dhalinyarada Degmada Buulo-Burde Oo Bilaabay Olole Nadaafadeed.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Koox dhalinyaro ah oo is kugu jiraan rag iyo dumar ayaa bilaaway olole ay ku nadiifinayaan wadada xiriirisa xaafadda wadajir iyo Buundada degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan taasi oo ka muuqda bur-bur weyn.

Wadadaan ayaa waxaa isticmaalaa gaadiidka kala duwan iyadoona marar badan shilal ay ku galeen gaadiidka isticmalaa wadada, Dhalinyarada ayaa howlaha wadada ka qabanaya ayaa waxaa kamid ah in ay buuxiyaan godudka iyo jarista geedaha soo gaaray wadada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here