Gudiga Xaaladaha Deg-Dega ah Oo Kulan ka yeeshey Saameynta Fatahaada Baydhabo.

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan ay yeesheen Gudiga ka jawaabida Arrimaha Deg-deg ayaa looga hadlaayey Sidii loo taakuleyn lahaa dadkii uu saameyey Roobabka ka da’aya Magaalada Baydhabo iyo Deeganada ku hareereysan tiro dad ahna ay ku dhinteen daadadka ku soo rugmadey Qoysas badana ay Guriyahooda ka barakaceen.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here