Warbixin ku saabsan Doorka ay Haweenka ka qaataan Wax soo saarka Beeraha.

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenka Soomaaliyeed ayaa ah kuwa door muuqda kaga jira marka laga hadlaayo wax soo saarka dalka Sida Beeraha kala duwan iyagoo qeyb ka ah Xiliyada Abuurka iyo Goosmada sidoo kale Haweenka ayaa inta badan ka soo muuqdaan Gudiyada ka shaqeeya Horumarinta Beeraha,

Hadaba maxay tahay Doorka ay Haweenku leeyihiin Wax soo saarka dalka gaar ahaan Deegnada KG Ganey Abdullahi Abdi waxay kamid tahay Haweenka Gudiga Dallada Iskaashatada Beeralayda Gobolka Baay ayaa noo sharaxeysa Doorkooda ku aadan wax soo saarka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here