Wasaaradda Howlaha guud Jubbaland Oo Lagu Wareejiyay Gaadiid Loogu Adeegayo Bulshada.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Jubaland ayaa gu’doontay deeq gaadiid ah iyo cagaf-cagafyo oo ay ku deeqday dowladda imaraadka oo mar weliba garabtaagan gacan siinta dowlad goboleedka Jubaland.

Gaadiidkaan oo intooda badan looga tala galay howlaha dhismooyinka ayaa wasaaradda wax badan kaga tari doontaa Arimaha dib u dhiska.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here