Dhismaha Xarunta Caafimaadka Dadweynaha Gobolka Banaadir Oo la dhagax dhigay

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay xarunta howlgalka degdega ee Caafimaadka Dadweynaha ahna xarunta guud ee waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar.

Dhismaha xaruntan ayaa qeyb ka noqon doonto horumarinta adeegyada Caafimaadka Caasimadda JFS iyo in bulshada helaan adeegyo caafimaad oo taya leh kuwaas oo qeyb ka ah balan qaadyada maamulka gobolka Banaadir.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here