Olole waddo-bannayn ah Oo laga fuliyay Magaalada Hargeysa

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Ibraahim Koodbuur gaar ahaan xaafadda aadan shine ayaa waxaa laga fuliyay olole nadaafadeed oo bil kasta dhamaadkeeda laga sameeyo taasi oo lagu baneeyay wadooyin geedo xireen.

Ololahaan ayaa waxaa horkacaayay gudoomiyaha degmada Ibraahim Koodbuur Mustafa Ibraahim mustafe xeyle iyo guddiyo kamid ah kuwa nadaafadda xaafadda iyo qaar kamid ah gudiyada hoose ee nadaafadda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here