Bulshada Deegaanka Farwaamo Oo wajahaya duruufo adag

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)In ka badan Shan boqol oo qoys ayay saameysey Fatahaada webiga Jubba, kuwaas oo ku nool Deegaanka Farwaamo ee hoos taga Degmada Kismaayo, dadkan danyarta ah ayaa hore siyaabo kala duwan ugu soo barkacayeen degaanada hore u deganayeen iyadoo la daala dhacaya noloshooda maalin lahaa oo ku tirsanyihiin Beeraha biyaha ka qaaday.

qaar kamid ah dadka ku nool deegaanka Farwaamo ayaa Hey’adaha Samafalka ugu baaqay in si dhaqasi loogu soo gurmada

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here