Munaasabad ay ku qalin jabinayeen 500 Macalin Oo Lagu qabtey Kismaayo.

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macadka Tababarka macalimiinta Jubbaland ayaa Xaflad qalinjibin ah U qabatay Dufacadii Afaraad Ka Aflaxday Macadka.

Munaasabadan ay ku qalinjibinayeen aradaydan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirudowlaha wasarda waxabarashada hidaha iyo tacaliinta sare jubaland, wasiir ku xigeenka wasarda shaqada iyo arimaha bulushada , xilidhibaano, walidiin, macaliinta macgadka, iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here