Dugsi Qur’aanka Kariimka lagu baran doono Haweenka Oo Laga Dah-furey Deegaanka Lambar Konton.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntan waxbarasho oo diini ah ayaa loogu talagalay Haweenka Deegaanka Lambar Konton, Munaasabada lagu dahfuraayey Madarasada Al Rahma ayaa waxa ka soo qeyb galay qeybaha kal duwan Bulshda, Gudoomiyaha Deegaanka Lambar Konton iyo marti sharaf kale.

Maamulka Madarasada Al Rahma ayaa faafahiin ka bixiyay muhiimaha madarsada looga hirgeliyey Magaalada Jowhar

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here