Munaasabad ay ku qalin jabinayeen dufcadii kowaad Arday baratay Cilmiga dhaxalka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad ay ku qalin jabinayeen dufcadii kowaad ee arday baratay Cilmiga dhaxalka ayaa waxaa lagu qabtay Dugsiga Al- Zeytuun ee magalada Muqdisho caasimada dalka .

Munsabada ayaa waxaa ka soo qeyb galey maamulka iskuulka, aqoonyahano, macamaliin waladiin, ardeyda iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here