Beeraleyda Baydhabo Oo Saameyn ku yeeshey Roobabkii dhawaan ka da,ay Magaalada

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Roobabkii u dambeyey ee ka da’ay Magaalada Baydhabo iyo deegaanada hoos yimaada ayaa saameyn kala duwan ku yeeshey qaar ka mid ah shacabka marka laga hadlo xaafadaha qaar ee magalada waxaa saameyn xoog leh ku yeeshey biyaha uu watey robabka kuwaasi oo ay geysteen qasaaro dhimasho dhacawa mid hantiyeeda ayidoo Mudo ku dhowa 14sacaadod uu socodey robkii u dambeyey.

Dadka uu saameynta ku yaashey roobabka ayaa waxaa qeyb ka ahaa dadka beeraleyda ah ee ku nool degaanada hoos yimada magalada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here