Dhismaha wado laami ah ka socdo Degamda Baladxaawo Oo Mareya Meel gebageba.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskuduwaha Wasaaradda Howlaha guud iyo guriyeynta Jubbaland ee gobolka Gedo Aadan Hilowle oo ay wehlinayaan Madaxa mashaariicda iyo xiriirka hay’adaha iyo Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Beledxaawo ayaa kormeeray mashruuca dhismaha waddada laamiga ah ee degmada Beledxaawo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here