Shirkada Shaaba Oo Lagu wareejiyay Biyo-xireeno laga hirgaliyay Magaalada Boorama.

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Biyo Xireenada laga hirgeliyey Magaalada Booramo ayaa loogu tala galay Bulshada Xoola dhaqatada iyo Beeralayda Deegaankas ku nool kaas oo wax badan ka bedeli kara dhibaatooyinka biyaha ay markii hore la kulmi jireen

Madasha dahafurka wareejinta ayaa ka soo qeyb galay Biyo Xireenada Wasiirka Wasaaradda Maalgashiga warashada ah soomaliland , gudoomiyha gobolka Awdaal , iyo masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here