Deegaanka Rako raaxo Oo laga Hirgeliyay Warshada Biyaha Matoorka sifaysa

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Rako raaxo ee Putland ayaa laga hirgeliyay warshada Biyaha Matoorka sifaynaysa kana dhigaysa kuwa macaan oo nadiif ah.

warshadan oo baahi weyn loo qabay ayaa waxa hirgeliyaya Ganacsade samafale Xaaji Geele Maxamuud Afdhuub oo ka mid ah ganacsatada iyo qurba joogta soomaaliyeed ee ka soo jeeda degmada Rako.

warshadan ayaa loogu adeegi doona bulshada deegaanka oo ku tiirsanaa ceelasha biyaha oo ah kuwa macaan inta badan isticmaali jiray biyaha roobka oo Barkado u galo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here