kulan aqoon isweydaaris ku saabsan Horumarinta Maaliyada dalka Oo ka furmay Dhuusamareeb.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud ee wasaarada maaliyada xukuumada federaalka somalia Abdinaasir Warsame ayaa waxaa uu magaalada dhuusamareeb ee xaruunta maamulka galmudug ku daah furey aqoon isweydaarsi kor loogu qaadayo aqoonta shaqaalaha wasaaradaha dowlada iyo dowlad goboleedyada dalka waxaana uu sharaxay muhiimada aqoon isweydaarsigan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here