Dadka Bulaacadaha ku soo daaya wadooyinka Muqdisho Oo Digniin loo direy.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waaxda nadaafada iyo faydhowrka dib u soo celinta bilicda gobolka banaadir oo kaashanaaya maamulka gobolka iyo waaxda gaadidka dowlada hoose ee hamar ayaa howla nadaafaceed ka sameyey wadada Maka Al mukarama ee magaalada muqdisho.

Masuliyiintaan oo uu horkacaayey Agaasimaha nadaafacada gobolka banaadir iyo gudoomiyahay degmada hodan ayaa kormeerey bulaacadaha biyaha ee wadadaasi mara.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here