Kulan looga hadlaayey Arrimaha Gargaarka Deeganada KG Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)kulankan Looga Hadlaayey Arimaha Gar-gaarka Baniaadanimo Ee KG Oo Ka Qabsoomey Magaaladsa Baydhabo. kaas oo uu shir gudoominaayey Wasiirka Wasaarada gargaarka maareynta iyo masiibooyinka kg Abdinasir Abdi aruush,

Waxaana ka soo qeybgalay Hay’adaha caalamiga iyo kuwa local-ka ah ee ka howlgala Deeegaanada KG waxana diirada lagu saarey sidii gargaar baniaadanimo loo gaarsin lahaa dadka roobaabka uu sameynta weyn ku yeesheyn Maadaama lagu guda jiro xili roobaadka dadka danyarta ah ay ku sugan yihiin xaalad aad u liidato.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here