Dood Wadaag loogu hadlaayey Horumarinta Adeegyada Bulshada Oo Baydhabo ka dhacay

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan dood wadaaga ah ayaa waxaa looga hadlaayey hormarinta Arimaha bulshada sida caafimaadka waxbarshada amniga iyo nadaafada waxaana kulanka ka soo qeyb galey qeybaha kala duwan ee bulshada iyo masullin ka tirsan maamulka konfur galbeed ayigoona masuliinta su.aalo laga weydiinaayey arimaha bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here