Kalluumaysatada Soomaaliland Oo Tababar ku saabsan wax-soo saarka calafka xoolaha ugu Furmay Burco.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda xanaanada Xoolaha iyo horumarinta kalluumeysiga maamulka soomaaliland oo lagu qabtay magaalada Burco ayaa ahaa tababarka wax soo saarka calafka xoolaha keydinta iyo maamulka dhuul daaqsameedka.

Tababarka oo loo qabtay dhaqatiir iyo madax ka socotay wasaaradda xanaanada Xoolaha iyo horumarinta kalluumeysiga maamulka soomaaliland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here