Roobab ka da’ay Baydhabo Oo Saameyn dhanka Nolosha ah ku yeeshay Barakacayaasha.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Markii horeba waxaa ay ku adkeyd xaaladahooda nololeed oo maheysan rashiinka sedaxda waqti, biyo, hoy fiican, musqulooyin iyo wax kasta oo nolosha aas aasiga u ah tii oo heysata ayaa haddana waxay la kulmeen xaalad kale oo tii ka duwan iyadoona hal habeen ay kortaagnayeen hoygaada iyaga iyo carruurtood.

Barkacyaashaan oo ku nool kaamamka magaalada Baydhabo oo qaarkood horey ugu soo barkacay gobolka Bakool oo aan heli jirin gar gaar ku filan ayaa hadda waxay mudan yihiin in gar gaar deg deg ah lala gaaro madaama roobabka deerta ah hadda bilow ay yihiin.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here