Hay,adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Oo Deeq Mucaawino ah u dirtay Baladweyne.

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo kormeer ku tagay baqaarka hay’adda oo ay ka socoto rarista Gawaari sida deeq mucaawino ah oo ku wajahan deeganada ku hareereysan Baladweyne oo laga cabsi qabo in ay go’doomiyaan Biyaha xilli dalka uu ka curtay Roobka dayrta.

Deeqdaan Gargaar ayaa waxey ka Koobantahay raashiin daawo iyo marakaneecooyin waxaana ay gaareysaa ku dhowaad 200 tan ayidoo ay hay’adda ay uga talagashey in la gaarsiiyo shacabka ku nool degaanada hoos yimaada magalada Baladweyne.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here