Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka Wasiirada Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha dalka ayaa waxay uga hadli doonaa Warbixin Guud oo ku saabsan mashruuca RAAISE sida Howlaha la fuliyay ee guuleystay iyo kuwa hada qorsheysan ee u baahan in la dardargaliyo, hadii ay jiraan caqabado iyo xoojinta wada shaqeynta howlwadeenada mashruuca ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed .
ugu horeyn waxa goobta ka hadlay wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqadowlad Goboleedya kgs sandheer maxamed iftiin ayaa sharxay ahamiyada shirkan.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi