Ganacsatada Suuqyada Kismaayo ku iibisa Badeecadaha dhacay Oo Digniin Loo direy.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan badeecadaha daawooyinka iyo waxyaabaha inta badan ay Bulshada isticmaasho ayay ka yimaadaan dalka dibadiisa mararka qaar waxay dalka soo galaan ayagoo waqtigii la isticmaali lahaa ka sii dhacaya taas oo halis ku ah Bulshada.

Si loogu hortago in waxyaabaha dhaca dalka la keeno ayay Shirkadda adeegga Tayo dhowrka Jubbaland farriin u dirtay Ganacsatada ku iibiya daawooyinka iyo waxyaabaha laysku qurxiyo Magaalada Kismaayo in ay la soo wadaagaan si loo hubiyo Tayada waqtigii loogu tala galay in ay sax tahay iyo in kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here