Kulan Looga hadlaayay Xeerka Biyaha KG Oo Magaalada Baydhabo ka dhacay

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlad Goboleedka KG Soomaaliya Jeylaani Cabdullaahi Xaaji Ayaa Magaalada Baydhabo, ku Dah-Furey Shir Mudo Labo Maalin ah Socon Doona oo Wasaaradu kula wadaageyso Hay’aadaha Bah wadaagta la’ah xeerka guud ee biyaha KG ee sanadkii hore Barlamaanku Ansixiyey, sido kale qorshayaashii iyo Siyaasadahii lagu horumarin lahaa maamulka iyo maareynta Arimaha Biyaha la xiriira ayuu qeyb ka yahay shirkan.

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here