Kulanka Isla xisaabtanka La Xariira Arimaha Gargaarka Oo Muqdisho ka dhacay.

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay Shirka Madasha Xiriirinta Gargaarka ee Gobaalka Banaadir oo soo aggaasintay Waaxda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Maamulka Gobolka Benaadir.

Shirkan ayaa ujeedkiisu ahaa islaxisaabtan la xariira in sharciga lala tiigsan doono hey’addaaha iyo shaqsiyaadka deeqah gargaarka ah ee loogu talagalay in lagu taageero dadka barakacayaasha ah iyo kuwa danta yar ee kunool degmooyinka Gobolka Banaadir.

Warkung Waliba Nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here