Shirweynaha Tiknoolijiyada Somaliland Oo Hargeysa ka Furmay.

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirweynahan oo shan jirsaday ayaa diirada lagu saari doonaa inta uu socdo Xaqiijinta isbedelka kaabayaasha waara ee Tiknoolajiyada casriga ah sida loogu faaideysan lahaa Tiknoolijiyada Casriga ah ee waqtigaan Dunida ka hana qaadey

Shirka ayaa Waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here