Kulan Looga Hadlayay Hirgelinta Kanaal waraabiya Beeraha Deegaanka Luglow Oo Kismaayo Lagu qabtay.

0
164

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ay soo qeyb galeen Mas’uuliinta Wasaaradaha Beeraha, Howlaha Guud iyo Guriyenta, Engineero iyo Madax kale ayaa waxay la kulmeen Wafdi ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Beeraha ee FOA.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa sii loo dhisi lahaa Kanaal looga faa,iidaynayo Beeraley iyo xoolo dhaqatada, degan Deegaanka Luglow Gobolka Jubada Hoose, kaasi wax badan ka tari doonaa Wax soo saarka Dalaga iyo in laga helo Fursado shaqo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here