Haween ka Faa’iideysanaya Tababar Macallinimo Oo ay Dowladda bixineyso.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa waxaa tababar Macalinimo uga socda 400 Oo Macalin ka soo gudubtey Imtaxaanka Qaran, kuwaas oo loogu tala galay in ay wax ka dhigaan Iskuulada ku yaala Degmooyinka KG.

Macalimiinta Tababarka Macalinimo qaadanaya ayaa waxaa kamid ah Tiro Haween ah oo soo gudbey kuwaasi iyaguna wax ka dhigi doona iskuulada Dowlada u qorsheysey in la geeyo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here