Agab loogu talo galay dadka Naafada ah Oo la gaarsiiyey Degmada Baran.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaaliland ayaa waxay Qoysas danyar ah gaar ahaan kuwa qaba baahiyaha gaarka ah gaarsiisay agab loogu tala galay dadka naafada ah ee ku nool Degmada Badhan, Agaabkaan ay wasaarada siisay Dadkaan ayaa waxay aheyeen kursiga curyaaminta.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here