Kitaabo Qur’aanka kariimka ah Oo lagu wareejiyay Xarunta Barbaarinta Carruurta Booliska

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir ku xigeenka Arimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumada Fadaraalka Soomaliya Saalax Shariif Siidkey iyo wafdi uu Horkacaya ayaa booqasho ku tagey Xarunta Barbaarinta Caruurta Booliska Soomaliyeed oo ah Hooyga lagu Barbaariya Carruurta Agoonta ah.

Waxaana Mamulka Xarunta uu Wasiirka ku wareejiyey kun Kitaabo Qur’aanka Kariimka ah si wax looga baro Carruurta Agoonta ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here